berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Hindiya Oo Fariin U Diray Qolooyinka Lo,da Caabuda Ee Hinduuga Ah
August 8, 2016 - Written by Berbera Today

New Delhi(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, ayaa dhalleeceeyay kooxaha isugu yeeray inay difaacayaan lo’da oo dadka Hindu-ga ah ay u arkaan inay xurmeysan tahay.
Modi, oo ah Hindu, wuxuu sheegay in dadka noocaas ah ay ka careysiinayaan, wuxuuna intaa raaciyay in weerar kastoo ay qaadaan la baarayo.
Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu eedeeyay in uusan waxba ka dhihin jirdil bishii la soo dhaafay ay kooxahaasi u geysteen rag ka mid ah dadka saboolka ah ee dabaqadda hoose._90702077_03ec59fe-67f0-4753-bb11-b8c8a73372a4
Kooxda ismagacowday ee difaacda lo’da waxay ragaas oo afar ahaa ku eedeeyeen in ay waxyeello gaarsiiyeen lo’da ay caabudaan.
Dhibanayaasha waxay ku adkeysteen inay maqaarka kala baxayeen lo’da dhimatay arrintaas oo dhaqan u ah
Bishii July, laba dumar ah oo Muslimiin ah ayaa waxaa garaacay kooxdaasi, waxayna ku eedeynayeen inay siteen hilib lo’.
Cadaadiska kordhaya
Asigoo shalay ka hadlaayay magaalada Dalhi, Modi wuxuu tilmaamay inuu maamullada gobollada Hindiya oo dhan waydiisanayo in ay baaraan qofkastoo lala xiriirinayo kooxaha weerarada geystay.
Waxa uu sheegay inuu rumeysan yahay in “boqolkiiba 70 ama 80″ ka mid ah kooxahaasi ay noqondoonaan kuwa ku lug leh dhaqdhaqaaqyada ka dhan ka ah bulshada iskana dhigaya kuwa lo’da difaacaya si naftooda ay u badbaadiyaan.
Dad badan waxay aaminsan yihiin in Modi uu arrinta uga aamusay markii hore si uu u helo codadka dadka Hinduga ah,
Modi ayaa sidoo kale la eedeeyay sanadkii tagay kaddib markii labo isbuuc ay ku qaadatay inuu cambaareeyo weerar lagu qaaday nin Muslim ah oo lagu eedeeyay inuu keydiyo, uuna iibiyo hilibka lo’da.
Hilibka lo’da ayaa laga mamnuucay dhowr gobol oo kamid ah dalka Hindiya.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews