berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhaameel Loo Daadiyay Ku Anisixiyey Heshiiska Dhaxal Wareejinta Dekeda Berbera
August 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyay heshiiskii ay xukuumada Somaliland la gashay shirkada DPWorld ee ku saabsanaa maal gashiga dekada Berbera.

Waaxaana saaka golaha fadhiyay 73 xildhibaan. Waxaa heshiiska ogolaaday in la ansixiyo 69 xildhibaan, waxaana diiday in la ansixiyo  3xildhibaan, gudoomiyuhuna muu codayn, sidaasi ayaanu ku ansaxay heshiiskii ay xukuumada Somaliland la gashay shirkada DPWorld.

Heshiiskan ayaa shalay ay doodiisu ka bilaabantay golaha kaasi oo maantana loo balansanaa in ay ka doodaan sideed xildhibaan oo shalay wakhtigu ka dhacay, balse sideedii xildhibaan ee maanta dooda ulahaa ayaa sheegay inayna ka doodayn heshiis

https://youtu.be/q6i1BwJ5JgQ

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews