berberatoday.com
WAR- DEGDEGA :- WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND IYO AFHAYEENKA MADAXTOOYADA OO FARO CIDOOD LAGU KALA JIIDAY MAANTA + GOOBTA IYO SABABTA
August 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Wararka naga soo gaadhaya xarunta madaxtooyada soomaliland ayaa sheegaya in maanta faro cidood lagu kala jiiday wasiirka warfaaafinta iyo afhayeenka madaxtooyada ka dib markii dagaal gacan ka hadal ahi dhex mari gaadhey .

CADAANI

Labadan masuul ayaa waxaa uu khilaafkoodu ka curtey ka dib markii wasiirka warfaafinta uu shir saxaafadeed ku qabtey gudaha madaxtooyada Somaliland isla markaana isaga oo sheegay in uu ku hadlaayo afka xukuumada uu ku bogaadiyey codkii ay xildhibaanada golaha wakiiladu ku meel mariyeen heshiiska dekada Berbera.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cismaan sheekh Cilmi Faahiye (Shamax ) oo isla markaasi goobta soo istaagay ayaa waxaa uu wasiirka warfaafinta ku qabsadey sababta uu ugu hadlayo afka xukuumada Somaliland madaama oo uu isagu yahay afhayeenkii madaxtooyada isla markaana uu hada ku dhex sugan yahiin madaxtooyada Dhexdeeda , wasiir cadaani ayaa arintaasi ganafka ku dhuftey isla markaana sheegay in uu yahay afhayeenka xukuumada Somaliland

waxaa xusid mudan in labadan masuul ayaa malamihii u danbeyey mid waliba gaarkiisa ugu hadlaayey afka xukuumada .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews