berberatoday.com
Waxa La Yidhaahddaa Xabad Si Khaldan Udhacday Hal Mar, Qof Bay Dishaa Ama Haday Ka Badaana Boqolaal Qof Bay Dilaan Hal Mar, Laakiin Saxeexa Khadka Qalinku Hadduu Khalad Kaaga Dhaco Oo Aanad Ka Fiirsan Qarniyuu Wax Dillaa,
September 6, 2016 - Written by Berbera Today

caraaleMarka hore xamdi alla iyo naxariis Eebbe. Marka xigga, waxa la yidhaahddaa xabad si khaldan u dhacday hal mar,  qof bay dishaa ama haday ka badaana boqolaal qof bay dilaan hal mar, laakiin saxeexa khadka qalinku hadduu khalad kaaga dhaco oo aanad ka fiirsan qarniyuu wax dillaa, qaran dhan buu mustaqbal tiraa, malaayiin qof buu dillaa, silciyaa, noloshooda iyo aayahooda aasaa. Sidaa darteed, qori bilaa amaan ah waxa ka khatar badan qalin bilaa amaan ah. Geesta kale, nidaamka iyo is hogaaminta waxa sal u ah is aaminka, markaa haddii is aaminka umaddeed lumo, ma jirto dhibaato ka maqan umaddaasi,  khayr kasta shar bay u qaadataa, sharkana khayr bay u qaadataa, xitaa haddii laytal khadar u yimaado umaddaasi way ka shakidaa, markaa ha la is aamino

 

 

 

 

 

Xigasho Wargeyska Ogaal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews