berberatoday.com
Sir culus:- Malaba heshiis mise mid qudha ? Dp worl + xukuumada + itoobiya =Bal adba ! Berberatoday Staff writer
September 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Morgan dubaui

Heshiiska Somaliland iyo DP world 6.9.2016

‘Ayaan badanaa dhulkaygu

Aqoon daranaa dadkiisu

Ilaahay hadduu wax siiyo

Ilawsha dhawaa saboolku’

Axmed M good(shimbir)

10.08.2016 Xukuumaddii Somaliland iyo Golihii wakiilada ee dalka u dhaartay-waxay cadeeyeen inay heshiis la galeen shirkada DP world oo qoraalkiisii golaha horgeeyeen isla markaana goluhu cod aqlabiyad ku ansixiyey meel marintiisa. 05.09.2016 Waxa ay hadana war baahinta ka sheegeen in maanta oo ah 06.09.2016 la saxeexay  heshiiskii shirka DP world iyo Somaliland-iyadoo ay weliba la socdaan xubno aan xukuumadda ka mid ahayn. Sawirka waxaa ka muuqda saddex carab iyo toban muuq soamaaliyeed leh una eg inay reer Somaliland.Waxaad ka akhrisan kartaa:

Qorsha xumo ,Aamin darro, , Ballan darro iyo Been cad-waana calaamadaha ………..

Xanuunka ku dhacay ummaddii reer Somaliland ee ay u kala garan la’ yihiin : Run iyo Been- maaha siyaasad iyo dawladnimo.

1.Muxuu noqonayaa heshiiska hadda la saxeexayaa?

2.Goormaa/mase golaha wakiilada la horkeenayaa? Bal adba

 

Su’aalo umadu kuwada dawakhsan tahay oo qaar aan aqoon fiicneyni ama tacliintu ay dhinac martey oo galaasyada iska dhex fadhiyi jirey ay marsiinayaan umada intaa leeg ee ka aqoonta badan ayaa jahwareer ku ridey garashadii iyo aqoontii umada…

 

Berberatoday

Staff writer

Berberatoday@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews