berberatoday.com
Deg Deg:- Maxkamada Hargaysa Oo Mudaysay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Lasoo Af-jarayo Khilaafka Garabyada Xisbiga UCID + Waa Goorma Wakhtigu?
September 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gudoomiyaha-Maxkamada-Sare-aadan-xaaji-cali

Deg Deg:- Maxkamada Hargaysa Oo Mudaysay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Lasoo Af-jarayo Khilaafka Garabyada Xisbiga UCID + Waa Goorma Wakhtigu?

Maxkamada Sare ee Somaliland Ayaa Sheegtay In Sida ugu dhakhsaha Badan Loosoo Afjari Doono Dacwada u dhaxaysa Labada Garab ee Xisbiga Ucid. Waxaanay mudaysay Waqtiga uu Qabsoomi doono Fadhiga Dhagaysiga Dacwada. Fadhigaas oo loo mudeeyay Maalinta Axada ee Bishu tahay 18/09/2016. Dacwadan ayaa hore waxa go,aan uga soo saaray Guddida Diiwaangalinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka, Balse waxa goaankaas Racfaan ka qaatay Faysal cali Waraabe
Labada dhinac ee khilaafku ka dhaxeeyo ayaa si wayn ugu dhegtaagaya go’aanka kama danbaysta ah ee ka soo bixi doonaa Maxkamada sare

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews