berberatoday.com
Xaalada Amaanka Hargeysa Oo Xalay La Adkeeyay Iyo Qaraxyo La Sheegay Oo Laga Diyaar Garoobay
September 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaraxyo La Sheegay In Hotelka Maansoor Lala Eeganayo Iyo Ciidanka Qaranka Oo Xalay Saqdii Dhexe Hargaysa Lagu Soo Daadiyey + Xaalka Saaka Waa Sidee

Inkasta oo jawiga saaka uu ka duwan yahay kii xalay hadana waxa jira qoraal uu baahiye Dahir Alasow oo sheegaya in qaraxyo ka dhacayan hotelka Maansoor ee Hargaysa oo xaflada jaamacada Admas ka dhacayso sidoo kale waxa uu sheegay in qaraxyadaasi lala eegan doono qaybo ka mid ah magalada Berbera
Dahir Alasow inkasta oo wararka uu faafiyaa been yihiin hadana qoraalo uu sidan ugu sii sheegay in qaraxyo ka dhacayaan muqdisho ayaa Garoowe ayaa rumoobay oo isla wakhtigii uu sheegay dhacay
Ciidanka qaranka Oo Boolis iyo Militeri iskugu jira aya xalay si wayn u gaaf wareegayey caasimada Hargaysa waxaana la dhoobay wadooyinka waawayn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews