berberatoday.com
Dacwada Ka Dhan Ah Maayerka Gabiley Oo Loo Gudbiyey Madaxtooyada Yaase Gudbiyey Dacwada. Halkan Hoose Ka akhriso
September 8, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargiesa (Berberatoday.com)- Gudida Masaajidka Nuur ee Magaalada Hargeisa ayaa Saaka Madaxtooyada u gudbiyay Dacwad ka Dhan ah Kaalin Shidaal oo Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar ka Dhisanayo Masaajidka Hortiisa,isla markaa  Codsaday in la joojiyo Dhismaha Kaalintaasi. Culimaa,udiinka Masaajidka ayaa Dhawr Jeer Maayarka ka Dalbaday in uu parking Masaajidka udaayo oo meel kale Dawlada Waydiisto haddii uu Meherad Ganacsi ka Dhisanayo Balse aanu Masaajidka ku Cidhiidhyin  Barxada hore ee ay Dadka ku Cibaadaysanayaa Baabuurta dhigtaan , balse ma ay suuro galin illaa hadda inuu Aqbalo Codsiga Gudida Masaajidka.

Ma jiro illaa Hadda wax war ah oo labada dhinac ka soo baxay oo ka hadlaya Arinta Khilaafka Barxada Masaajidka balse ilo ku dhaw Gudida Masaajidka oo Haldoornews la xidhiidhay ayaa Sheegay in Gudidu Rajo ka qabto in Xukuumadu Aqbasho Codsiga Gudida isla markaana Maayarka Gabiley meel kale laga Siiyo Dhulka uu Doonayo inuu kaalinta Shidaalka ka Dhisto.

maayarka

Xigasho Haldoor

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews