berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Ka Hawlgala Berbera Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Kuxidhan Iyo Baaq Ay Udireen Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer
September 27, 2016 - Written by Berbera Today

dsc05809Berbera(Berberatoday,com)-Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil oo maanta shir isugu yimi magaalada Berbera ayaa cambaareeyay Xadhiga Gudoomiye Kuxigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ahna Gudoomiyihii Wargeyska Xayiran ee Codka Shacabka Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)oo sadexdii maalmood ee udanbeeyay magaalada Burco ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi oo dhibsaday jawaab uu Axmed Sakaaro ka Bixiyay hadalkii Hanjabaada iyo Qadafka ahaa ee dhawaan kasoo Yeedhay Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews