berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Guudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo dhulkii Danta Guud Ee Hargeysa Boobaya Kana Dhisanayanaya Guryo Qasriyo Ah
October 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi oo Hargeysa ka dhisanaaya Guryo kuwa raaxadda ah, qasri madaxtooyo oo cusub Iyo Bulshadda oo la’yaaban Siyaasigan Xilliga uu Guryaha dhisanaayo. Siyaasadda ma Guri ayaa loo Iibiyaa mise waa laga dhistaa?. Hargeysa(Xogreebnews)-Musharraxa xisbiga tallada haya ee Kulmiye muuse Biixi Cabdi ayaa guri qasri  ah ka dhisanaaya xaafadda shacabka ee Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu gurigaa ugu talo galay hadii uu tallada dalka ku guuleysto inuu u wareejiyo  aqalka looga arrimiyo somaliland ee Madaxtooyadda. 

sidoo kale dadweynaha reer Somaliland ayaa isweydiinayaa dhaqaalaha halka uu ka keenay Musharrax Kulmiye muuse Biixi, waxanay sheegeen in Lacagta Xukuumadda tallada ahaysaa ugu talo gashay inuu xisbigu ku galo ollolaha uu ku dhisto Musharraxooddu guryo waaweyn iyo qasriyo kuwa raaxadda ah. 
hase-yeeshee su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah Siyaasadda ma guryo ayaa loo iibiyaa misee maa laga dhistaa? halkan ka daawo Muuqaalka guriga muuse biixi ka bineeyey Hargeysa.
 
 
 
 
 
 
 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews