berberatoday.com
Doorashooyinka Somaliya Oo Mar Kale Laga Cabsi Qabo Inay Dib Udhacaan Iyo Sababta Keenaysa
October 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee dalka Somaliya ka dhacaya sannadkan 2016-ka, ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadleen, doorshooyinka xildhibaannada ka imaanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

 

War saxaafadeedka Guddiga doorashooyinka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka sugayaan go’aan ka gaadhista goobta ay ka dhaceyso doorashada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe iyo Hanaanka soo magacaabida doorashada xubnaha Aqalka sare ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo muran xoogani ka jiro .

Guddiga ayaa sheegay in aanu go’aan ka gaadhin halka ay ka dhaceyso doorashada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, balse fikradihii iyo soo jeedintii odayaasha dhaqanka ay la wadaageen Madasha Wada-tashiga Qaran dalka Somaliya .

Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa waxaa warwar laga muujiyay dib u dhac mar kale ku iman kara jadwalka doorashooyinka, iyadoo aan wali xal laga gaadhin Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe iyo qaadacaadii xubnaha Somaliland kasoo jeeda ee ku jira dawlada Federaalka Somaliya ay kaga hor yimaadeen qaabka saami qaybsiga kuraas aqalka sare ee Somaliya.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews